Cumar Cabdirashiid: “Waa ayaan daro weyn caqabadaha hortaagan doorashada”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay Xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya, xili khilaaf xoogan uu ka taagan yahay doorashada, madaxda dowladana uu ka dhamaaday waqtiga. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in afartii sano ee tagtay uu dalku galay dhaqan ah “Hala kala adkaado” kaas oo uu sheegay inuu halis ku yahay … Continue reading Cumar Cabdirashiid: “Waa ayaan daro weyn caqabadaha hortaagan doorashada”